RW Abiy Ahmed oo go’aan kama dambeys ah ka qaatay dagaalka uu kula jiro TPLF

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay inay wadaxaajood xabbad-joojin dowladdiisa la furi doonto ciidamada kasoo horjeeda ee Tigreega oo dagaal ku jiray ku dhawaad 15 bilood Sida uu wakaaladda AP u sheegay guddoomiyaha koox qurbojoog ah oo kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul wasaare Abiy Axmed. Mesfin Tegenu, oo ah guddoomiyaha guddiga xiriirka arrimaha Mareykanka iyo … Continue reading RW Abiy Ahmed oo go’aan kama dambeys ah ka qaatay dagaalka uu kula jiro TPLF